Rejo green production company Ganacsigaygu waxa uu salka ku haya wax soo saarka sida midha

Ganacsigaygu waa wax soosarka midhaha khudrada sida liin macanta ,muuska ,xabxabka iyo canba
Musaqbalkana waxan raba in aan ku daro cuntoyinka ay bulshadu quudato hadii ay macquul noqoto sida bariiska iyo wixi la mida iyo khubaro aqonteda leh loo raadinayo

Sectors Crop farming
Location Hargeisa, Somalia
Stage Sign in to view details
Markets Sign in to view details
Customer model Sign in to view details
Contact Sign in to view details
Social media